top of page
20241110_143329.png

About Us

​Waxa Uu ku Saabsan yahay Wararka Caalamka

 

Toba Daily News waa isha wararka ee lagu kalsoonaan karo, Wararka iyo macluumaadka Soomaaliya iyo Caalamka.  Anagoo ah mareegaha ugu weyn wararka Soomaalida,   

 

Waxaan u heellannahay inaan akhristayaasheenna u soo gudbinno warar sugan oo ku saabsan siyaasadda, Caalamka iyo Mida Soomaakida, dhaqanka dalka iwm

 Tobadailynews.Com waxaa la aas aasay 01/11/2024-kii, waxaana aasaasay Dad Soomaali ah oo khibrad u leh Saxaafadda,

 

Waxaana iska leh isla Dadka Soomaalida ah  Xarunteedu tahay Muqdisho.  Marka laga soo tago la socodsiinta akhristayaasheena waxaan ku dadaaleynaa horumarinta dimoqraadiyadda Soomaaliya.  

 

Haddii aad wax su'aalo ah ama faallooyin ah qabtid, fadlan waxaad Nagala soo Xiriiri kartaa Xisbigatiba@gmail.com

​Reporter

FB_IMG_1731319247764.jpg

Weriye

Faraleef

info@tobadailynews.com

​+252629317035

  • Twitter
  • LinkedIn
131-1312432_website-logo-png-transparent-background-image-black-logo.png

​Warbaahin Madax banaan

Facebook: tmsmedia Contect

info@tobadailynews.com

  • Twitter
  • LinkedIn
20240718_220034.png

​Cayaaraha

Barnaamijka Cayaaraha

  • Twitter
  • LinkedIn
bottom of page